Ilaalo xoogan oo loo sameeyay beeraha ay ka baxaan Avocado-ha ee dalka Kenya

Milkiilayaasha beeraha lagu beero avocado-ha cagaaran ee dalka Kenya ayaa ku qasbanaaday in beerahooda u sameeyaan ilaalo hubeesan , kadib markii ay kordheen kooxaha burcada ah ee u dhaca beerahaasi. Kooxo burcad abaabulan ayaa bilaabay in ay beegsadaan beeraha lagu beero avocado-ha si ay halkaasi uga gurtaan kadibna ugu suuq geeyaan wadamada Mareykanka iyo Yurub … Continue reading Ilaalo xoogan oo loo sameeyay beeraha ay ka baxaan Avocado-ha ee dalka Kenya